Ku soo dhawow degmada Kramfors

Si diiran ugu soo dhawow Iswiidhan iyo degmada Kramfors! Sababta iyo sidaad halkan u timidba, waxaanu si farxad leh kuugu soo dhawaynaynaa muwaadin ahaan iyo bani’aadam ahaanba.